Wasiirkii ugu horeeyey ee ka tirsan Xukuumada RW Rooble oo xilka la wareegay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo goobjoog ka ahaa munaasabadda xil wareejinta Wasaaradda Warfaafinta ayaa bogaadiyay shaqooyinkii uu soo qabtay Wasiirrkii hore ee maanta xilka wareejiyey, waxa uuna kula dardaarmay Wasiirka cusub ee Wasaarada in ay sii wadaan qorshaha dib-u-habeynta Warbaahinta Qaranka iyo xoojinta isku xirka Warbaahinta iyo Dowladda. Wasiirkii … Continue reading Wasiirkii ugu horeeyey ee ka tirsan Xukuumada RW Rooble oo xilka la wareegay (Sawirro)